Maxaa ka jira in nolol lagu qabtay Mid ka mid ah raggii Weerarka ka fuliyey Kismaayo?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa faahfaahin ka bixiyey raggii weeraray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo iyo tiradooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay in ragga weerarka soo qaaday ay ahayeen afar qof kuwaasoo mid kamid ah uu Hotelka isku qarxiyay mid kalana isaga oo nool ay ciidamada amaanku ay gacanta ku dhigeen halka … Continue reading Maxaa ka jira in nolol lagu qabtay Mid ka mid ah raggii Weerarka ka fuliyey Kismaayo?